Sale!

Learn and know…..Baro oo Garo

Original price was: $ 16.95.Current price is: $ 14.50.

A Somali rhyming book with famous characters from traditional Somali folklore.(42 pages)

Buugani aad ayuu muhiim ugu yahay carruurta yaryar maxaa yeelay wuxuu ka hadlayaa ereyada isku qaafiyada ku dhamaada ama ereyada isku xarafka ku dhamaada. Carruurta yar yari aad ayay u jecel yihiin inay ku heesaan ama ku dhawaaqaan ereyo dhamaadkoodu isku mid yahay. Waa habkii aanu u subcin jirney oo kale ee Quraanka loo akhrin jirey marka aan TAJWEED-ka lagu akhrin.
Tusaale: Baro iyo Garo; Bisad iyo Xisad iwm. (Waa 42 baal)

Category:

Description

A Somali rhyming book with famous characters from traditional Somali folklore.(42 pages)