Sale!

Have you ever heard? Weligaa Ma Maqashay?

Original price was: $ 16.95.Current price is: $ 14.50.

A Somali version of an A-Z (B-Y) book that uses traditional expressions with alliteration. (46 pages)

Buugani wuxuu carruurta barayaa alfabeetada af-soomaaliga. Ereyada alfabeetada ayaa waxaa la socda jumlooyin ka wada kacaya xarafkaas oo soomaalida dhexdeeda caan ku ah. Waa sidii carab jalqinta oo kale. Carruutu waxay baraneysaa xaraf walba oo alfabeetada ka mid ah iyagoo ku heesaya ama ku dhawaaqaya xarf ay isku qaafiyad yihiin oo jumlad ku jira. Tusaale: Xarafka “T” Timiroo Tubta Toosan Tiigsaneysaa Tusbax Teetsan Toddobiyo Toban iyo Toddobaatan Taako Tirinaysa. (Waa 46 baal)

Category:

Description

A Somali version of an A-Z (B-Y) book that uses traditional expressions with alliteration.